Oon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Baahi biyo la cabbo loo qabo; harraad.
Oon
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Wax kasta oo la cuno ama la cabbo, cunto.
Oon
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)Biyo rabid.
Boon*
Bocool weyn oo inta badan ka samaysan Gees oo la yeeriyo xilliyada colaadaha ama arrin degdeg ahi jirto si dadka loogu digo. = Buun
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
siloon*
Waa qof wax ka khaldanyihiin oo wareersan, ama waalan, jahwareersan. lamid Silloon.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Soohad, soohdoon, soohdeen, tidcay, tidcadeen*
Heblaayo timiihii Beey soohatay hablihii timiihii Baa loosoohay…wiilkii Timiihii Buu soohday heblayo timiihii Baa loo tidcay timiihii Baa loo dabay gabdhihii timihii Baa loo tidcay,dumarka qaarkood iyagaa tidcadeen timahooda,iyagaa timahooda dabtay iyagaa timaha soohatay.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oon ↴
haacoonimo | udgoon | udgoon | udgoonaan | udgoonaansho | udgoonayn | udgoonee | udgoonsad | udgoonsasho | udgoonso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg