Site icon Qaamuus

ereyga

Orgoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Sac ama ri' wax boodid u baahan noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga orgoo

orgood | coobil | kuddo | orgoodqab | orgoodqabid | orgootay | orgootow | qoorgoo | qoorgooye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version