Site icon Qaamuus

ereyga

Qaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

1. Hannaanka wax leeyahay. 2. Hab. 3. Caano garoor ah. 4. Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir. hab

Qaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

ld qaabi. qaabi

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaab

da'aa | qaaban | qaaban | qaabbil | qaabbil | qaabbilaad | qaabbilid | baabbaca-caleen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version