Site icon Qaamuus

ereyga

Qaabbil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Docda wejiga ah oo soo jeedda. 2. Cid ka hor imaad, soo dhoweys. 3. Qaabbilkayga: hortayda, tooskayga. hortayda, tooskayga

Qaabbil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

1. Cid la kulmid. 2. Cid la shirid, cid soo dhoweyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaabbil

qaabbilaad | qaabbilid | qaabbilo | qaabbilsan | qaabbilsanaan | qaabbilsanaansho | qaabbilsii | qaabbilsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version