Site icon Qaamuus

ereyga

Qaado

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)

1. Wax meel yiil meel kale geysasho. 2. Wax milkintooda la wareegid. 3. Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaado

taab | saab | baabbaco | idanqaado | kaadidhiig | kaalori | olko | ooriyo | qaadasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version