Site icon Qaamuus

ereyga

Qaafo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Waayeelka taliya. 2. Xoolaha intooda waaweyn oo ay ishu qabato uguna waxtar badan. 3. Naag sharafta haween leedahay u dhan tahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaafo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version