Qaaje
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Midab caddaan ah oo ay farduhu yeeshaan. 2. Qof midabka jirkiisa iyo tintiisaba aad u casyihiin. ld qaajay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaaje ↴
qaajay | qaajeer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg