Qaamowqanshiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cudur ku dhaca qanjirada oo barariya in muddo ah; camanbafuufi.
Qaamowqanshiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo ku dhaca caruurta da'dodu u dhaxyso shan (5) ilaa shan iyo toban (15). Bararka qanjirka calyada oo ku yaal daanka hoose dadabiisa ee labada dhinacba, waxa ka horreeya: qandho, madax-xanuun iyo matag bararka labada qanjir way kala hormaraan mararka qaarkoodina mid keliya ayuu cudurku ku dhacaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaamowqanshiir ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg