Site icon Qaamuus

ereyga

Qaansarroobaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Midabyo dhowr ah oo si iskorsaar ah u samaysama daruurta marka uu roob da'ayo; caashacarrabdheer; keynroobaad; jeegaan.

Qaansarroobaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(fiis.) Qaansada midabbaysan oo ka kooban midabbada isbektramka, oo la arko marka ilayska qorraxdu ku dhaco roobka, waxaana sababa noqodka iyo qalloocashada fallaaraha ilays ee ku dhacaya dhibcaha roobka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaansarroobaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version