Site icon Qaamuus

ereyga

Qaaqle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Qof qaylo iyo dhib badan. 2. Qof aan waxba haysan. 3. Nin xishood yar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaaqle

qaaqlee | qaaqleyn | geed-qaaqle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version