Qaarqaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhinaca oo dhulka la dhigi waayo xanuun awgi; xaraarug.
Qaarqaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Xanuun awgii dhinaca dhulka dhigi waayid; xaraarugid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaarqaad ↴
qaarqaadid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg