Site icon Qaamuus

ereyga

Qaarri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Mindi, masaar, toorray iwm oo afbeeshay soofayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaarri

qaarrin | qaarris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version