Site icon Qaamuus

ereyga

Qaate

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)

(kiim.) Atamka ama kooxda atamada ah ee lammaane elektaroonno ah la siiyo marka dabarka elektaroon-deeqe ahi sameysmayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaate

caadaqaate | biiriqaate | garmaqaate | ishiqaate | kulqaate | tamar-kicin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version