Qabad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Orgi yar oo bilaabay kudidda riyaha. 2. ld qabasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabad ↴
kaadiqabad | ololi | birqabad | birqabad-dhalis | biyaqabad | boroolataariyad | caloolqabad | cunaqabad | dabaqabad | dabqabad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg