Site icon Qaamuus

ereyga

Qabanqaabi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax la fulin lahaa isku dubbaridid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabanqaabi

tabaabulyo tabaabulee | abaabul | abaabule | qabanqaabin | qalqaali |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version