Qabato
Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:Qalab sida manqaska laba birood oo isweydaar ah ama hal bir oo la isku soo laabay ka samaysan oo waxyaalaha aadka u kulul lagu qabto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabato ↴
kaadishir | organ | qaafo | awoodsii | birqabad-dhalis | carsaanyo | cunaqabato | haraaryo | hiraahir | ilmaqabato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg