Site icon Qaamuus

ereyga

Qablan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hadal ama shanqar weyn oo culus; bulaan; hugun. 2. ld qablamid.

Qablan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Hadal ama shanqar weyn sameyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qablan

yoon | qablamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version