Qaboojiye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)Makiinad leh qol magudbiye hawo oo lagu keediyo alaabooyinka, cunnada iyo cabbitaanka si aanay u xumaan ama qabow u ahaadaan; tallaajad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaboojiye ↴
firijideer | galax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg