Site icon Qaamuus

ereyga

Qabsin-ood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka oodan oo qabsinka madaxiisa ka laallaada; kolon. 2. Xanuun qabsin-oodka qabta. ld qabsin-oodane.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabsin-ood

qabsin-oodan | qabsin-oodan | qabsin-oodane | qabsin-oodmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version