Qabyaalad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nidaam siyaasadeed oo ku salaysan dhaqanka qabiilka; kala qaybinta ummad loo kala qaybiyo qoloqolo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabyaalad ↴
bargaro | qabiili | qabyaaladayn | qabyaaladee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg