Qad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.
Qad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Wax la qaybsanayey wax ka waayid. 2. Cuntocunid la'aan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qad ↴
aabayeel | aabayeel | aabee | laatiin | maalinqad | oodjiid | aflaggaaddo | aloog | arsaaqad | ayodhiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg