Qaddac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro. 2. Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad. 3. ld qaddicid.
Qaddac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dici)1. Wax goyn. 2. Ka q.: qof saad kala goyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaddac ↴
qaddacan | qaddacnaan | qaddacnaansho | qaddicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg