Site icon Qaamuus

ereyga

Qadduun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-uumo, m.l)

1. Shey duug ah oo aad u da'weyn oo waayihii hore lagu dhaqmi jirey. 2. Meel qof ama dad ku duuganyihiin; qabri. 3. Seef godan oo daab qori ah leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qadduun


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version