qadee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-deeyay, -deysay)Qado cunid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadee ↴
diiqadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Cid, ciriiri ama farxad la'aan ku abuurid.
qadeyn [m.f.dh]
eeg qadee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg