Site icon Qaamuus

ereyga

Qadiim

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. Q. ah: shey gaboobay oo waqti hore ahaa. 2. Q. ah: wax waqtigii la isticmaali lahaa la soo dhaafay oo xumaaday. ld qadiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qadiim

qadiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version