Qadiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld qadiim.
Qadiin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Midab-gaddoonka ku dhaca xoolaha jirran; yuduun. 2. Badar muddo yiil oo uumi gaaray.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qadiin ↴
cariiq | qadiim |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg