Site icon Qaamuus

ereyga

qadis
(m.dh)

ld qadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadis

martiqadis [m.l]
1. Qof aan martisoore ahayn. 2. ld martiqadin.

qadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid wax u diidid. 2. Cunto siin waayid. Tus. “Naagtii baa carruurta iga qadisay.”

qadin [m.f.dh]
eeg qadi. ld qadis.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version