Site icon Qaamuus

ereyga

Qafaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fushado. 2. Meel dhir lahayd oo la baneeyo si beer looga dhigto.

Qafaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

1. Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho. 2. Meel dhir ka bannayn si beer looga dhigo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qafaal

raaf | madaxfurad | madaxfuro | qafaalan | qafaalasho | qafaalid | qafaalnaan | qafaalnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version