qajaaful
(m.l)ld qanjaaful.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qajaaful ↴
qanjaaful [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-lo, m.l/dh)
1. Ciddida inteeda dheer oo ka baxda qoobka labaraaflaha iyo gammaanka. 2. Alaabta lagu dhaqmo marka ay duug noqoto. ld qajaaful.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg