Site icon Qaamuus

ereyga

Qal-aboodi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Firiiric yar yar oo cuncun leh oo oogada dadka ka soo yaaca kolka ay qorraxdu kulushahay (kulayaaha).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qal-aboodi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version