Qalaanqal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qas; qulqulad; wareer.
Qalaanqal
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:1. Qas; qulqulad; wareer. 2. Geed-abaareed higlada u eg aan qodxo lahayn leh miro yaryar oo cas cas, dambaskiisana magaad iyo dawo cadhada lagu dhayo laga dhigto, oo xooluhu daaqaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalaanqal ↴
fidno | qalaanqalmadow | xiisad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg