Site icon Qaamuus

ereyga

Qalab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan. 2. Hubka lagu dagaalamo oo dhan. 3. (muus.) Qalabka muusikada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalab

daab | saab | caabbiye | aalad | aaladee | aaladeysan | kaabul | yaac | yaaci | yaacsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version