Site icon Qaamuus

ereyga

Qalami

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld qalammi.

Qalami

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nafley yar oo indha waaweyn leh oo cagaha iyo dabada daanyeerka uga eg, wejiga iyo dhegahana dawacada ugu eg; geedatiris.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalami

qalammi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version