qalanjo
(m.dh) (-ooyin, ml.)1. Maroodiga dheddig. 2. (riw.) Haweeney jisha qeybta ugu muhiimsan ee filin ama riwaayad. 3. Naag aad u qurux badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalanjo ↴
goso [m.dh]
Maroodi dheddig. ld qalanjo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg