Site icon Qaamuus

ereyga

Qalayso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Hilib muddo yar qudrad, subag iwm. ku shiilasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalayso

qalaysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version