Qalbac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)Labada fuq ee isle'eg, xalleefsan, isku aabburan oo miruhu leeyihiin middood.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalbac ↴
kaal | yicib | birjeeb | birqaab | cajalad | deleb | dhulman | faseexad | halqalbac | labaqalbacle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg