Qalcad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, ml.)Dhismo xoog badan oo dhagax ka samaysan oo waayadii hore cadowga laga geli jiray. ld calqad, qalco.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalcad ↴
akrobalus | calqad | qalco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg