Site icon Qaamuus

ereyga

Qalfoof

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Oogada nafleyda ee riciraha leh, iskujoogga lafahooda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalfoof

xaaxeeyo | artaraboodha | laf | madax-adhaxley | muruq diillimaysan | muruq iraadi ah | muruq miiqle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version