Qalinduurre
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Nin kutubta wax yar ka yaqaan oo haddana wax ka sheegsheega oo wadaad iska dhiga; kitaabgaab.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalinduurre ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg