Site icon Qaamuus

ereyga

Qallac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado. 2. Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.

Qallac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -lici)

1. Hal ilmo diidday qallac ku samayn. 2. Shiraaca doonta daqal ku xirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qallac

dhaabalo | qaldhac | qaldhac | qaldhacan | qaldhacnaan | qaldhacnaansho | qallacan | qallacid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version