Site icon Qaamuus

ereyga

Qallal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena. 2. Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl. 3. ld qallalid.

Qallal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

1. Wax qoyanaa engegid. 2. Qof sarco qaba suuxid. 3. Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qallal

jaabo | naab | raabiya | jaawe | biif-abaar | birre | dabayl | dabaylee | dabeyl-kulul | damal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version