Site icon Qaamuus

ereyga

qallalnaan
(m.f.dh)

eeg qallalan. ld qallalnaansho, qallayl.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qallalnaan

qallalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qallalnaan.

qallaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qallalnaan.

qallayl [m.l]
1. Qoyaan iyo jileec la'aan. 2. ld qallalnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version