Qalliin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax qalid.
Qalliin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku saabsan xirfadda qalliinka dhaawaca, qaabdarrada xubnaha iyo cudurro kale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalliin ↴
daabax | bisturi | bogdoox | dawo-suuxin | jeermisdile | kookeyn | madhalennimo | qooraggoo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg