qalloocasho
(m.f.dh)eeg qallooco. ld qalloocid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalloocasho ↴
godo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-otay, -odatay)
1. (f.g) Wax qalloocasho. 2. (f.mg) Qalloocsamid. Tus. “Cali lixdan sano markuu gaaray ayuu gotay.
qalloocid [m.f.dh]
eeg qallooc². ld qalloocasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg