Site icon Qaamuus

ereyga

Qamaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco.

Qamaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qamaan

hormosalaad | hormosalaad | qamaamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version