Site icon Qaamuus

ereyga

Qamanyuus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xiridda hal godol diiddey ama ilmaha diidday xarig sanka looga xiro oo neefta lagu celiyo si ay u godlato ama ilmaha u oggolaato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qamanyuus


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version