Qamarshiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Badar aan la xasharin oo la shiiday.
Qamarshiid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Badar aan la xasharin shiidid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qamarshiid ↴
qamarshiidan | qamarshiidid | qamarshiidnaan | qamarshiidnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg