Site icon Qaamuus

ereyga

Qambaruur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Tiiraanyo ka muuqata qof ooyaaya. 2. ld qambaruursasho.
Qambaruur*

Tiiranyo ka muuqata qof ooyaya ama murugeysan


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qambaruur

qambaruursan | qambaruursanaan | qambaruursanaansho | qambaruursasho | qambaruurso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version