Site icon Qaamuus

ereyga

Qammaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda. 2. Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan. 3. Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.

Qammaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Harraad, gaajo iyo daal badan la miyirdoorsoomid. 2. Ka q.: wax sameyntooda ama meel mariddeed ka wareegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qammaad

qammaadi | qammaadid | qammaadin | qammaadsan | qammaadsanaan | qammaadsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version