qandacso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax in yar kululeysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qandacso ↴
qandacsasho [m.f.dh]
eeg qandacso. ld qandacsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg